Home Wararka Filimada Rajkummar Rao Oo Doonaya Inuu Noqdo Actor Buuxa
June 18, 2018

Rajkummar Rao Oo Doonaya Inuu Noqdo Actor Buuxa

Rajkummar Rao ayaa isha ku haaya inuu noqdo Actor Buuxa, isagoo sheegay inuu aad uga helay filimadii uu keenay ee ” Bareilly Ki Barfi , Trapped iyo Newton.

Sanadihii ugu dambeeyay ayuu kor u qaaday jilista filimada, isagoo door muhiim ah ka ciyaaray, waxaana lagu amaanay Actorkan, sida wacan ee soo jiidashada leh uu u jilayo filimada gaar ahaan labada filim ee lagla yiraahdo, Bareilly Ki Barfi iyo Newton.

 

sidoo kale Rajkummar wuxuu sameeya filimada.

Rajkummar ayaa aaminsan in filimkiisii ugu fiicna uu yahay ” City Lights ” {2014} waxaana kasoo muuqatay filimkaasi gabadha ay saaxibada yihiin ee Patralekha.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Check Also

DF oo Dib U Soo Celisay Heshiisyo Lala Galay Shirkadaha Shell iyo Exxon Mobil

Muqdisho: Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday…