Home WARARKA World News Dagaal Ay ku dhinteen 40 maxaabiis oo ka dhacay Dalka Brazil
May 28, 2019

Dagaal Ay ku dhinteen 40 maxaabiis oo ka dhacay Dalka Brazil

Dowlada Brazil ayaa sheegtay in ugu yaraan 40 maxbuus ay ku dhinteen Isniintii shalay xabsi ku yaal magaalada Manaus.

Dagaalkan ayaa la sheegay inuu dabo-socday dagaalo horey uga dhex dhacay xabsiyo kale oo dalkaasi ku yaal oo u dhaxeeya kooxo burcad ah, xiisadan oo kusii fiday xabsiyo kala duwan.

Inta badan xabsiyada dalka Brazil oo lagu hayo kumanaan kun oo maxabiis ah ayey ciidamada illaalada ka haya aysan ku guuleysan inay ka hortagaan dagaalada u dhaxeeya kooxaha burcada ah oo iyagu si hoose u maamula qeybo kamid ah xabsiyadaasi.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Check Also

Madaxwayne Axmed Madoobe oo Mar kale loo doortay Xilka Madaxweynanimo ee Jubbaland

Xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa u doortay Axmed Mado…