Home WARARKA Somali News Sawiro Cawil Maxamud cabdi Oo loo doortay Madaxwaynaha NUSOJ
3 weeks ago

Sawiro Cawil Maxamud cabdi Oo loo doortay Madaxwaynaha NUSOJ

Shirweynaha 5’aad ee ururka suxufiyiinta qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ oo maalmihi ugu danbeeyay kasocday magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa gudoomiye u doortay Cawil Maxamud Cabdi.

Cawil ayaa helay 55 cod oo kamida 66 xubin oo ka socda gobolada dalka

Furitaanka Shirka waxaa goobjoog ahaa Wufuud heer caalami ah oo ay ku jiraan Madaxweynaha ururka suxufiyiinta aduunka ee IFJ Mjahed Younes , madaxweynaha ururka suxuifyiinta Afrika Sadiq Ibrahim, iyo xoghayaha guud ee ururka suxuifyiinta dalka Uganda, iyagoona madasha hadalo dhiirigelin ah ka jeediyey.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Check Also

Faahfaahin Dawlado Federalka oo ciidamo Military ah u daaguraysay Dhuusamareeh

Ciidamo ka tirsan booliska dowladda Federaalka  Soomaaliya ayaa saaka ka degay garoon…