Home WARARKA Somali News Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo Turkiga ku saxiixay mashruuci ugu waynaa Abid laga hirgaliyo Somalia
2 weeks ago

Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo Turkiga ku saxiixay mashruuci ugu waynaa Abid laga hirgaliyo Somalia

Islaan Bashiir Islaan Abdulle ayaa Maanta ku saxiixay caasimada Turkiga ee Ankara heshiis taariikhi ah kaaso ku saabsan dhismaha dakada Garacad oo haatan dhismaheedu ka socda magaala xeebeedka Garacad Mudug Puntland Somaliya

Mashruucan ayaa ah mashruuci ugu waynaa ee Abid laga hirgalayo Somaliya burbki kadib iyo kahorba, saxiixa heshiiska waxaa goobjoog ka ahaa safiirka Somalia ee Turkiga. Iyo shirkadi heshiiska lala galay ee ASD Group.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Check Also

Wasiirka Beeraha Soomaaliya oo ka qayb galay Shir Caalamiya oo ka dhacay dalka Rwanda+sawirro

Shirkan oo ay martigalisay Dowladda Rwanda waxaa soo qaban-qaabiyay Bankiga Africa(AfDB), …