Home Health Wax ka baro 10 Shey Oo Dhawac Gaarsiin Kara Kiliyahadda, Kuwaasoo Soomaalidu u Badan Tahay
March 3, 2018

Wax ka baro 10 Shey Oo Dhawac Gaarsiin Kara Kiliyahadda, Kuwaasoo Soomaalidu u Badan Tahay

Markaste Waxaa Jira Wax yaabo dhaawaca Caafimaadka Qofka Kuwaasoo Noocyo kalu duwan ku yimaada Maantana Waxaan ka hadlaynaa 10 Shay oo dhaawac Gaarsiin kara Kilyahaaga

1-Kaadida ha isku celin hadii aad kaadida isku celisid waxay qatar u tahay kiliyahadda waxaana ku beermaya dhagaxan.

2- Biyo yarida uma fiicno kiliyaha waayo kilyaha waa nadiiye waxayna u bahan tahay biyo si sunta looga saaro jirka.

3-Sonkorta waxay qatar u tahay jirkeena cafimaad ahaan,cilimi baaris la sameyey waxaa lagu ogaaday qofkii labo qaado kabadan sonkor isticaamlo in kadiiisa laga helo protein taasna uma fiicno kiliyaha.

4-Hilibka waxaa ka buuxa proteinkaas wuxuu kor u qadaa qaab dhismeedka jirka umana roono kilayaha proteinka badan.

5-Cusubada badan waxay sababtaa dhiig kar iyo in kilyaha dawac soo garaan.

6 -hadii aad si qaldan u seexatid ama jirkeeda isku jiro waxaa macquul ah in kilayaha dhawac ka soo gaaran si sax ah u seexo.

7-vitaminadda qarkood hadii u jirkadda ka maqan yahay sida Mg iyo B6 waxaa hoos u dhacaya shaqadda kiliyaha.

8-Coffeeka badan uma fiicno jirkadda wuxuu stress ku ridayaa kiliyahadda.

9-Qamriga uma fiico beerka iyo iyo kiliyaha.

10-dawooyinka loo isticimaalo xanuun baabiyaha waxay sidaan sun dhawac gaar siin karo beerkadda iyo kiliyaha.

W/Q Dr: Cadceed Buneyste

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Check Also

Warar Dheeraada oo kasoo baxaya Qaraxii ismiidaaminta ee lagu weeraray Xarunta degmada Wardhiigley

Faah faahin ayaa ka soo baxaya qarax ismiidaamin ah oo maanta barqadii ka dhacay xarunta d…